Taliska Booliska oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka ciidanka Booliska Somalia ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii ismidaaminta ahaa ee caawa lagu weeraray saldhiga Booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. “Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, qof naftii halige ah ayaa caawa fiidkii isku qarxiyay afaafka hore ee Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi” ayuu yiri afhayeenka Booliska. Mar uu ka hadlayey … Continue reading Taliska Booliska oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho